Posts

The 64 principles I learnt from jack canfield

Image
The fundamentals of success 1.       Take 100% responsibility of your life 2.       Be clear why you’re here 3.       Decide what you want 4.       Believe it’s possible 5.       Believe in your self

Rare image in sub-Saharan African countries- A father with his four daughters attending a one university.

Image
As UNESCO showed in 2009, Somalia is a country where the literacy rate of female adults is 25.8%, cultural issues and some other factors leads to low level of girls education, mostly, the parents of Somalis particularly those who live in the rural areas prefer to get family assistance from girls instead of sending them to education centers, in rural and some places of the urban areas the girls are busy with the work of the house including laundry, cooking and etc.

Dib u Milicso Mustaqbalka Villa Somalia

Image
Laga soo billaabo Madaxweyne Cabdullaahi Yusuf Axmed, Guddoomiye Shariif Xasan iyo Ra'iisal Wasaare Cali Maxamed Geeddi, ku xiji Nuur-Cadde, Shiikh Shariif, Xasan Shiikh, Saacid Shirdoon, Cabdiweli Shiikh, Cumar Cabdirashiid iyo qaar kale oo Wasiirro u badan Madaxda Sare ee dalka soo martay intooda badan inta aanay xilka qaban waxay ahaayeen rag aan macriifo wanaagsan leennahay.  Qaar aan sheeko wadaag nahay.  Kuwo aan arday wada ahayn iyo qaar aan awal ku tilmaami jiray saaxiibbo  dhow oo aan guryaha iyo Hoteellada isku booqan jirnay inkasta oo markii dambe aan u beddelay in ay yihiin rag aan is naqaan. Sidaas ay tahay, weligeey iskumaan deyin mas’uul la doortay sida Madaxweyne iyo Guddoomiye Baarlamaan ama mid la magacaabay sida Ra’iisal Wasaare iyo Wasiir in aan madaxa ka qabsado.  In aan dad kale oo aan iyagu ogeyn uga been sheego.  Ama in aan isaga u caga jugleeyo si aan uga dhaliyo go’aan aan madaxiisa ka soo go’in. 

Akhriso: 21 Milyan oo dollar ayaa ku baxday doorashadii Soomaaliya

Image
Hanaanka doorashooyinka Soomaaliya ee ka dhacay gobolada dalka ayaa ahaa hanaan looga gudbay marxaladii kala guurka aheyd, taasoo horseeday marxalad cusub oo suur gelisay inuu dhaco is bedel dhinacyo badan leh. Doorashooyinkii Aqalka Sare iyo Aqalka Hoose ee ka dhacay Gobolada dalka, gaar ahaan xarumaha maamul goboleedyada ayaa waxaa ka soo xarootay lacago fara badan.

sheeko iga oohisay

Image
Waa 26 jir, ku dhalatay magaalada Muqdisho, kuna soo barbaartay isla magaaladaas, ma aysan helin fursad ay wax ku barato, barashada quraankaba ha noqotee, balse wali waxaa hammigeeda ka guuxayaa maalin un in ay heli doonto fursad waxbarasho. Waxayna dagantahay mid ka mid ah xeryaha barakacayaasha ee Muqdisho ku yaala. Subax waliba waxay kasoo kallahdaa gurigooda, si ay suuqa ugu soo wareejiso macmacaan kala ah, nac-nac loos, sinsin, kashaato IWM, oo ay iyada iyo hooyadeed oo eebe weyne u qadarin in ay lugaheeda ku shaqaysato, guriga ku soo sameeyaan, galabkiina waxay u soo hoyataa gurigooda, si hooyadeed ay ugu gayso wixii ay maanta soo shaqaysay, dakhliga keliya ee guriga soo galana waa kan ay Farxiya soo shaqayso oo keliya. Halka Farxiya asaageed subaxdii loo diyaariyo quraacda ayna u kallahaan waxbarasho iyo dhisidda mustaqbalkooda. Farxiyo aabaheed waxaa lagu dilay dagaaladii sukeeye ee Muqdisho sanooyinka ka socday, isaga oo kayimid suuqa weyn ee bakaaraha ayuu kusoo dhacay...

Madadaalada maalmaha nasashada.

Qof ayaa wuxu rabaa inuu dhoho horta adiga markasta facebook-ga maxaad wax iigusoo tag gareysaa, markaas ayuu asagon is ogeyn wuxu dhahaya “horta adiga markasta facebook-ga maxad waxa iigu soo taagtaa. Mid kalaa kadaran oo raba inuu dhoho aniga caan ayan ahay hadad been umaleyneysaana google weydiiya, markaas ayu dhahayaa aniga nin caana ayan ahay hadii aad been umaleyneysaana gooyow weydiiya.

Why Muslims Should Never Have to Apologize for Terrorism?

·          Omar Alnatour   Palestinian-American Muslim. Student. Humanitarian.   Picture this:   You wake up in the morning to hear your wife screaming at you because it’s pouring rain outside. She hates the rain and now her day is ruined because of you. You go downstairs only to hear your children yell at you because they broke the toaster. They can’t have waffles now and it’s all your fault. On the way to work, you stop and fill up gas only to hear everyone at the gas station curse you out because gas prices have risen. You arrive at work only to see all your co-workers gathered around your desk demanding that you apologize for the printer being jammed. On the way home from work, everyone on the highway screams at you because they are upset with the rush hour traffic.