Posts

xaqiiqooyin kusaabsan heshiiskii isfahamka ahaa ee udhexeeyay keynya iyo somalia

Image
Ahmed Mohamed Iimaan, agaasimaha guud ee wasaarada kaluumeysiga, kheyraadka badda iyo deegaanka ayaa ku xusay buugiisa layiraahdo "dagaalka badda somalia" in heshiiska isfahamka ah ee udhexeeyay keynya iyo somalia (memorandum of understanding-MOU) oo ogolaanayay in qeyb kamida badda somalia ay muran kujirto, ay keenya kacodsatay madaxweynihii dowladii kumeel gaarka aheyd mudane Abdullahi yuusuf Ahmed inuu saxiixo, ha yeeshee uu diiday,

EFFECTS OF ELECTRICITY IN SOCIAL SERVICES (SCHOOLS , HEALTH CENTERS) AND WORK AND POSSIBLE WAYS WE CAN COUP WITH IT.

Image
INTRODUCTION Somalia which lies the horn of Africa is one of the poorest countries in the world, it is recovering from 26 years of civil wars which paralyzed the infrastructure of the country including the energy sources, during the civil wars the state owned energy company ENEE (Ente Nazionale Energia Elettrica) the national utility operating a national grid which was serving in the cities of Mogadishu, Hargeisa, Berbera, Gardo, Erigavo, Merka, Bossasso, Burao, Kismayo, and Badoa shuted down and ministry of electricity was inactive.

Jacaylkii Barni Seed- waxa qoray:Ibraahin Yuusuf Axmed(hawd) October 3, 2005

Image
Barni Seed Warfaa aqalkoodu waa ka tuulada oo dhan ugu sumcad xun. Waxaa jirta sumcadxumo la galabsado, tanise waa mid lagu heshiiyey. Waxaa lagu heshiiyey aqalkaas iyo qoys

The of role of food wasting on starvation-descriptive study

Image
1.     Introduction             in this study, I will focus on how wasting the food causes starvation, I will narrate separately starvation and food wasting, also I will come up with some facts about food wasting by quoting FAO and other researchers, plus I will mention the main causes of food wasting and the strategies we can cope with it,

Ironic facts about American-Muslim submit in Riyadh sa’ud Arabia

Image
The president of Somalia mr farmajo traveled to Riyadh so as to participate the American- Muslim  submit that will continue 20-21 may of 2017, also Donald trump the president of USA traveled to Riyadh and he will do the same of farmajo,

Xaqiiqooyin ku saabsan shirka hogaamiyayaasha islaamka iyo mareykanka

Image
Madaxweyne farmaajo waxa uu beri u safri doonaa magalada riyad ee dalka Saudi arabia, oo uu uga qeyb geli doono shirka mareykanka iyo hogaamiyayaasha wadamada islaamka,

The 64 principles I learnt from jack canfield

Image
The fundamentals of success 1.       Take 100% responsibility of your life 2.       Be clear why you’re here 3.       Decide what you want 4.       Believe it’s possible 5.       Believe in your self